Get Adobe Flash player

 

"Qalinkaa wax suureeya!"

Wacdaraha Maansada Hadraawi

Nadifa Mohamed Granta Award

Xogwarranka Macallin Dhoodaan

Sky News Interviews Abdirashid Duale

Weedhsan Magazine

Xilwareejintii Maryan Qaasim

Xogwarranka Aamina Weheliye

Kalsoonida Nafta

Baadisooc - Maxamed Baashe X. Xasan

Natiijada Hordhaca ah ee Degmada Berbera oo lagu dhawaaqay (Halkan ka akhri sida loo kala helay)

Berbera, December 4, 2012, (Weedhsan) – Guddida Doorashooyinka ee Degmada Berbera ayaa ku dhawaaqay natiijada hordhaca ah ee Doorashooyinkii goleyaasha deegaanka ee dabayaaqadii toddobaadkii

hore ka qabsoomay guud ahaan dalka Somaliland.
Golaha Deegaanka ee Degmada Berbera oo ka kooban 21 kursi, isla markaasna ay ku loollameen toddoba urur-siyaasadeed ayaa waxay natiijada ay guddidu soo saartay u kala heleen sidan:
1.    KULMIYE – 9 Kursi
2.    WADDANI – 3 Kursi
3.    UCID – 5 Kursi
4.    RAYS – 2 Kursi
5.    UMMADDA – 1 Kursi
6.    XAQSOOR – 1 Kursi
7.    DALSAN – 0 Kursi
© Weedhsan Corporation

Weedhsan Magazine: Download Free

.