Get Adobe Flash player

 

 

"Qalinkaa wax suureeya!"

Doorashooyinka Deegaanka 2012

Isbeddal Ummadeed - Mohamed Suleiman

Xogwarranka Macallin Dhoodaan

Sky News Interviews Abdirashid Duale

Weedhsan Magazine

Xilwareejintii Maryan Qaasim

Xogwarranka Aamina Weheliye

Kalsoonida Nafta

Baadisooc - Maxamed Baashe X. Xasan

TACSI: Marxuum Sahal Axmed-Jabane oo Maanta ku Geeriyooday Hargeysa

Axmed-Yaasiin C/Raxmaan Axmed (Dool), Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi), Abwaan Maxamuud Xuseen Qaalib (Waddani), C/Raxmaan Axmed

Xasan, Maamulaha Dugsiga Sare ee SSOT, Abwaan Maxamed Cali Cartan (Hal-deeq), Abwaan Axmed Cismaan Batuun, Engineer Khadar Maxamed Faarax, Abiib Xasan Libaax, Dhammaan dadkaasi waxa ay tacsi u dirayaan ehelada iyo asxaabta uu ka geeriyooday Marxuum Sahal Axmed-Jabane oo ahaa hal-abuur iyo jilaa ka tirsan Kooxda Ciidanka Qaranka ee Gaashaan oo maanta ku xijaabtay, laguna aasay Hargeysa. Waxa ay leeyihiin Alle ha u naxariisto, ehelka iyo asxaabta samir iyo iimaan ha ka siiyo. Aamiin.
This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.
Tacsi © Weedhsan Corporation

Weedhsan Magazine: Download Free

.