Get Adobe Flash player

 

"Qalinkaa wax suureeya!"

Wacdaraha Maansada Hadraawi

Nadifa Mohamed Granta Award

Xogwarranka Macallin Dhoodaan

Sky News Interviews Abdirashid Duale

Weedhsan Magazine

Xilwareejintii Maryan Qaasim

Welcome to SomSite

Xogwarranka Aamina Weheliye

Kalsoonida Nafta

Baadisooc - Maxamed Baashe X. Xasan

Natiijadii Doorashada ee Degmada BURCO oo lagu Dhawaaqay

Burco, December 4, 2012, (Weedhsan) – Guddida Doorashooyinka ee Degmada Burco ayaa ku dhawaaqay natiijada hordhaca ah ee Doorashooyinkii goleyaasha deegaanka ee dabayaaqadii

toddobaadkii hore ka qabsoomay guud ahaan dalka Somaliland.

Golaha Deegaanka ee Degmada Burco oo ka kooban 21 kursi, isla markaasna ay ku loollameen toddoba urur-siyaasadeed ayaa waxay natiijada ay guddidu soo saartay u kala heleen sidan:

1.    KULMIYE – 7 Kursi

2.    WADDANI – 5 Kursi

3.    UCID – 1 Kursi

4.    RAYS – 4 Kursi

5.    UMMADDA – 3 Kursi

6.    XAQSOOR – 1 Kursi

7.    DALSAN – 0 Kursi

© Weedhsan Corporation

Weedhsan Magazine: Download Free

.