Get Adobe Flash player

 

 

"Qalinkaa wax suureeya!"

Doorashooyinka Deegaanka 2012

Isbeddal Ummadeed - Mohamed Suleiman

Xogwarranka Macallin Dhoodaan

Sky News Interviews Abdirashid Duale

Weedhsan Magazine

Xilwareejintii Maryan Qaasim

Xogwarranka Aamina Weheliye

Kalsoonida Nafta

Baadisooc - Maxamed Baashe X. Xasan

Natiijada Doorashada Deegaanka ee GEBILAY oo la shaaciyay iyo sida Kuraasida loo kala helay

Gabiley, December 5, 2012, (Weedhsan) – Komishanka Degmada Gabiley ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay Natiijadii Doorashada Goleyaasha Deegaanka ee Degmada Gabiley.

Natiijadan waxay Asxaabta iyo ururrada Siyaasaddu 21-ka Xildhibaan ee Golaha Deegaanka Gabiley u kala heleen sidan:-
1)-KULMIYE, waxa uu helay 7 Kursi.
2)-WADDANI waxa uu helay 4 Kursi.
3)-UCID waxa uu helay 4 kursi
4) - RAYS waxa uu helay 2 Kursi.
5) - DALSAN waxa uu helay 2 kursi.
6) - XAQSOOR waxa uu helay 1 kursi
7) - UMMADDA, Waxa uu helay 1 kursi.
© Weedhsan Corporation

Weedhsan Magazine: Download Free

.