Get Adobe Flash player

 

"Qalinkaa wax suureeya!"

Wacdaraha Maansada Hadraawi

Nadifa Mohamed Granta Award

Xogwarranka Macallin Dhoodaan

Sky News Interviews Abdirashid Duale

Weedhsan Magazine

Xilwareejintii Maryan Qaasim

Welcome to SomSite

Xogwarranka Aamina Weheliye

Kalsoonida Nafta

Baadisooc - Maxamed Baashe X. Xasan

DEGDEG: Natiijada Caasimadda Hargeysa oo lagu Dhawaaqay iyo Liiska Xildhibaanadda La Kala Helay

Hargeysa, December 4, 2012, (Weedhsan) – Guddida Doorashooyinka Somaliland ayaa ku dhawaaqay natiijada caasimadda Hargeysa ee Doorashooyinkii

goleyaasha deegaanka ee dabayaaqadii toddobaadkii hore ka qabsoomay guud ahaan dalka.

Golaha Deegaanka ee caasimadda Hargeysa oo ka kooban 25 kursi, isla markaasna ay ku loollameen toddoba urur-siyaasadeed ayaa waxay natiijada ay guddidu soo saartay u kala heleen sidan:

Umadda

  1. 1.      Axmed Cali Haybe Nuur
  2. 2.      Khaalid Cabdi Cawad Abyan
  3. 3.      Musatafe Cismaan Daahir

UCID

  1. 1.      Maxamed Aw Aadan Wayrax
  2. 2.      Khadar Ibaraahim Axmed
  3. 3.      Cabdicasiis Maxamed Xaashi Maxamed
  4. 4.      Maxamed Cabdi Aadan Yuusuf

Kulmiye

  1. 1.      Hanad Xaashi Axmed
  2. 2.      Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Saltelco)
  3. 3.      Cismaan Xasan Faarax (Waxar)
  4. 4.      Eng. Yuusuf Warsame Saciid.
  5. 5.      Axmed Siyaad Muxumed
  6. 6.      Axmed Daahir Axmed
  7. 7.      Cabdi Cali Yuusuf

 

Dalsan

  1. 1.      Cabdicasiis Aadan Habane (Sisto)
  2. 2.      Fa’aad Saxardiid Caabi

Rays.

1/. Khadar Xuseen Cali (Bohosha)

Waddani

  1. 1.      Maxamed Warsame Caalin\
  2. 2.      Cabdiqani Yuusf Cabdilaahi
  3. 3.      Cabdilahi Aadan Cali
  4. 4.      Cabdirisaaq Faarax Xasan

Xaqsoor

  1. 1.      Saleebaan Daahri Cabdilaahi (Dugax)\
  2. 2.      Cabdilaahi Aw Aadan Maxamuud
  3. 3.      Cabdilaahi Saciid Faarax
  4. 4.      Deeq Ducaale Cismaan.

© Weedhsan Corporation

Weedhsan Magazine: Download Free

.