Get Adobe Flash player

 

"Qalinkaa wax suureeya!"

Wacdaraha Maansada Hadraawi

Nadifa Mohamed Granta Award

Xogwarranka Macallin Dhoodaan

Sky News Interviews Abdirashid Duale

Weedhsan Magazine

Xilwareejintii Maryan Qaasim

Xogwarranka Aamina Weheliye

Kalsoonida Nafta

Baadisooc - Maxamed Baashe X. Xasan

Farshaxanka Amiin Caamir Oo ka hadlay Sawirradiisa Cajiibka Badan (Hoos Ka Dhageyso)

Hargeysa (Weedhsan) Dec 7,2012 - Waxa uu bilaabay inuu sawir gacmeed sameeyo isaga oo 8 jir ah, Amiir Caamir waa farshaxanle sawirradiisa si weyn loo qiimeeyo

Wuxuu hadda bar ku leeyahay shabakadda Internet-ka, halkaas oo uu sawirradiisa ku soo bandhigo,oo uu ku muujinayo dareenkiisa xaaladda dalka Soomaaliya iyo Soomaalida ku nool qurbaha dhinacyada siyaasadda, bulshada iyo marxaladaha kala duwan ee dalka.

Halkan Hoose Guji Si Aad U Dhageysato

Amiin Caamir oo ka hadlay sawirradiisa

 

Weedhsan Magazine: Download Free

.