Get Adobe Flash player

 

"Qalinkaa wax suureeya!"

Wacdaraha Maansada Hadraawi

Nadifa Mohamed Granta Award

Xogwarranka Macallin Dhoodaan

Sky News Interviews Abdirashid Duale

Weedhsan Magazine

Xilwareejintii Maryan Qaasim

Welcome to SomSite

Xogwarranka Aamina Weheliye

Kalsoonida Nafta

Baadisooc - Maxamed Baashe X. Xasan

Idaacadda VOA oo Dood ka qabatay dhawaaqii Dawladda Ingiriisku kaga digtay Xasilloonida Somaliland (DHEGAYSO)

Hargeysa (Weedhsan) Febr 2,2013 – Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda VOA ayaa dood ku aaddan digniintii dawladda Ingiriisku ka bixisay ammaanka Somaliland u qabatay masuuliyiin kala duwan.

Dooddan oo qayb ka ahayd Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka ee Idaacadda ayaa waxa ka qayb galay mas'uuliyiin ay ka mid yihiin. Wasiirka arrimaha gudaha iyo Amniga Somaliland Maxamed Nuur Carraale "Duur", Guddoomiye-ku-xigeenka Baarlamanka Somaliland Md. Baashe Maxamed Faarax, Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe iyo Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Md. Boobe Yuusuf Ducaale.

Dooddan oo ahayd mid aad u adag, ayaa waxaannu halkan idiinku soo gudbinaynaa iyada oo dhammaystiran.

HALKAN KA DHAGEYSOFaaqidaadda Todobaadka

© Weedhsan Corporation

 

Weedhsan Magazine: Download Free

.