Get Adobe Flash player

 

Dhalasho-Farxad leh – Hambalyo ay dirayaan Suxufiyiinta Gobolka Sanaag

Cabdillaahi Xuseen Darwiish, Maxamuud Maxamed Xasan (Sarraaf), Cabdirisaaq Xaaji Axmed (Tukubo), Cali Aadan Daahir, Cabdinaasir Khaalid Siciid (Fantaastic), Maxamed Yuusuf (Bakayle) iyo

dhammaan suxufiyiinta ka hawlgala gobolka Sanaag waxay hambalyo dhalasho farxad leh u dirayaan Weriyaha TV-ga caalamiga ah Universal ee magaalada Ceerigaabo Cabdirisaaq Yuusuf Cali iyo Xaaskiisa Deeqa Maxamed Boos oo fiidnimadii caawa gabadhi ugu dhalatay magaalada Ceerigaabo, Gabadhaas oo loo bixiyey Ayaan Cabdirasaaq Yuusuf Cali, waxaanay leeyihiin noqo tii soo barbaarta dalkeeda diinteeda iyo dadkeedana anfacda. Aammiin, Aammiin.
Tahniyad © Weedhsan Corporation

Weedhsan Magazine: Download Free

.