Get Adobe Flash player

 

HAMBALYO: Agaasimaha Bulsho TV iyo Marwadiisa oo Wiil ugu dhashay magaalada Hargeysa

Maxamed Saleebaan Cumar, Mustafe Sh. Cumar Geeddi, Xasan Maxamed Yuusuf, Mustafe Cabdi Maxamed (Jannaale), Faysal Maxamed Xasan, MM Kastan, Yuusuf Maxamed Xasan

, Cumar M Faarax, Caydaruus Sh. Cumar, Yuusuf Daahir, Maxamed Baashe X. Xasan, Ayuub Ibraahim Faarax, Xasan Cumar Hoorri, Axmed Ismaaciil Muxumed (Axmed Deeq), Dhamme Maxamuud Axmed, Sacad Muuse Cabdi, Axmed Warsame Cumar, Axmed Maxamed Cabdillaahi, Khaalid Jaamac Qodax, Nuux Maxamed Saleebaan iyo guud ahaanba hawlwadeennada iyo qorayaasha waaxaha kala geddisan ee Mareegaha barta Internetka, Soo-saarayaasha Majalladda WEEDHSAN iyo Wakiillada laamaha kala duwan ee dalalka debedda u jooga WEEDHSAN; waxay hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin u dirayaan:

Agaasimaha Bulsho TV, Md. Cabdifataax Ismaaciil Mursal iyo Marwadiisa, Nuura Cismaan Axmed
oo wiil ugu dhashay Cisbitaalka KAAH ee magaalada Hargeysa, wiilkaas oo loo bixiyay Maxamed-Shaafi Cabdifataax Ismaaciil, waxaanay leeyihiin: Soo barbaar, oo noqo kii dalkiisa iyo dadkiisaba anfaca. Aammiin, Aaammiin!
Tahniyad © Weedhsan Corporation

Weedhsan Magazine: Download Free

.