TAHNIYAD: BOGAADINTA MEHERRADA, AROOSYADA, DHALASHADA & MUNAASIBADAHA KALE
MEHER WACAN: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada iyo Masuuliyiin kale oo Hambalyo u diraya Lammaane is-calmaday
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada, ahna Guddoomiyaha urur siyaasadeedka Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), Cali Maxamed Waran-Cadde
, xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac (Xoog), Xaaji Cabdi Waraabe, Suldaan Yuusuf Muxumed Xiiray, Qaasim Ismaaciil Xasan, Cabdiqaaddir Aaden Carab, Cabdiqaaddir Ismaaciil Askar, Muuse Axmed Faralaab, Guuleed Obsi, Deeq, iyo guud ahaan asxaabtu waxay Hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin u dirayaan
Mudane C/raxmaan Mujaahid Maxamed Jamac (Talyaani)
iyo
Marwo Naciima Mahdi Maxamud(Buubaa).
Oo Meherkoodu ka dhacay Huteelka Ambasador ee Magaaladda Hargeysa, waxayna leeyihiin noqda labadii aqal-galkooda ku gaadha bash-bash iyo barwaaqo..Aamin..Aamin..Aamin











