Get Adobe Flash player

 

HAMBALYO – Meherka, Maxamed Ismaaciil Jaamac & Nuura Maxamed Saleebaan

Axmed Cabdi Ismaaciil, Sahra Maxamed Maxamud, Cabdullaahi Axmed Cabdi, Khadija Axmed Cabdi, Ayaan Warsame Ismaaciil, Cibaado Cali Maxamed, Shaadiya Xasan Maxamed; dhammaan dadkaasi waxay

Hambalyo Meher Wacan udirayaan:
Maxamed Ismaaciil Jaamac & Nuura Maxamed Saleebaan
oo meherkoodu kadhacay Magala Madaxda Gobolka Togdheer ee burco markay taarikhdu ahayd 25/12/12. Waxayna leeyihiin reerkii lagu nastee lagu negaado ee aqal galkooda ku gaadha bashbash iyo raynrayn.
Alla Mahadleh
Tahniyad © Weedhsan Corporation

Weedhsan Magazine: Download Free

.