QORAALLADA IBRAAHIN HAWD

Raadi

FOLLOW US ON FACEBOOK

Gorfeyn Buug: DIIHAAL-REEB – W/Q. Rooble Maxamed

“Diihaal-Reeb” Waa buug amaba aan idhaahdee waxa af qalaad lagu yidhaahdo “Novel” ka turjumaya xaqiiqo jirta iyo dhacdo aan ugub ku ahayn nolosha bulshada

Read more...

GORFEYN: Buuggii “Futuux al-Xabasha” – W/Q. Ibraahin Yuusuf Axmed “Hawd”

Halkan waxaan kaga hadlayaa buug waxtarkiisa taariikheed ka sarreeyo qoraal kasta oo kale oo aynnu ilaa maanta af soomaali ku haynno. Waa Futuux al-Xabasha (Qabashadii Xabashida) oo

Read more...

THE MAGAZINE – GORFEYN: Dhiganaha ‘DIIHAAL REEB’ – W/Q. Xamda Maxamed Xuseen

Diihaal-Reeb waa sheeko faneed male-awaal ah oo si farshaxannimo leh loo agaasimay, fekredaheeduna si qurxoon ay u xidhiidhsan yihiin. Qof kasta oo u agab-gurta akhrintiisa, dhallaan iyo waayeel mid uu yahayba, kalama kulmayo wax

Read more...

THE MAGAZINE – BARBAARSAME: Hage iyo Hagaagshe! – W/Q. Xamda Maxamed Xuseen

Afar gu’ ayaannu aniga iyo Barbaarsame wada joognay. Ma aha markaygii koowaad ee aan dheehdo, waase markii ugu horraysay ee aan sidan qiimaha leh u dhadhansado. Waa dhigane qaayo badan oo innagu baraarujinaya barbaarinta

Read more...

SOOYAAL: Buug furay Dood loo baahnaa – W/Q. Sayid-Axmed Yuusuf

Gu'gii inna dhaafay ee 2012kii, waxa soo baxay buug la magacbaxay "Sooyaal" Ina Cabdille Xasan ma Sheekh buu ahaa mise? oo uu qoray Cabdiraxmaan Guribarwaaqo. Waa buug lagu soo ururiyey xogo badan oo qoraagu uu raadraacay

Read more...

GORFEYN: Buugga ‘Dirkii Sacmaallada – W/Q. Sayid-Axmed Yuusuf

Afeef: Buugga aan maanta gacanta u qaaday waa buugga la magac baxay Dirkii Sacmaallada. Waxa qoray Axmed Ibraahin Cawaale oo deggen Hargeysa. Buuggani maaha

Read more...

Diiwaanka “Culuumta Maansada” iyo Faallada Jamaal Cali Xuseen

Hargeysa, September 12, 2012, (Weedhsan) – Musharraxa Jagada Madaxweynaha ee Xisbiga UCID, Md. Jamaal Xuseen oo ka mid ah bah-weynta qorayaasha iyo suugaanyahanka Somaliland ayaa faallo ka bixiyay buugga

Read more...

Dib u celi Xusuustaada 21 Gu’: Faalleynta Buugga la baxay MAGAN – W/Q. Sayid-Axmed M Yuusuf

Kollayba aniga xusuus gaar ah buu ii ahaa buugga la magacbaxay “MAGAN”. Waxa uu tilmaamo, tibaaxo iyo sharraxaad-ba ka bixinayaa noloshii Hargeysa ama guud ahaanba jamhuuriyaddii

Read more...

MAGAN: Buug Cusub oo uu Qoray Mustafe Aadan Nuur – W/Q. Sayid-Axmed Yuusuf

Buuggan jeldigiisu idiin muuqdo, waa buu la magac baxay “Magan”—waa erey culus—haddana waaba magac qof. Waa buug jeldiga quruxdiisa aad markiiba ka filanayso in uu xanbaarsanyahay sheeko aad u xiise badan.

Read more...

Somaliland – Mary Harper Sees a Country in Microcosm at the Hargeisa International Book Fair

By: Mary Harper – July 21, 2012 – Shortly after I posted a blog about a book fair in Somaliland, I received a comment from a contributor to a highly respected

Read more...

FAALLO: Buugga Gorfeynta Silsiladdii Deelleey – W/Q. Faarax Maxamed

Ummad waliba si ayey u kaydisaa taariikhdeeda iyo sooyaalka nolosheeda. Dadka soomaalida oo ah ummad aan wax akhris-qorriinka  aad ugu horayn, waxa Ilaahay

Read more...

GORFEYN: Buugga la baxay “Culuumta Maansada” – W/Q. Sayid M Yuusuf

Buugga la magacbaxay Culuumta Suugaanta waxa qoray Siciid Maxamuud Gahayr. Waa buug ku saabsan suugaanta soomaalida iyo laamaheeda. Kollayba aniga waa buuggii jaadkan ah ee iigu horreeyey. Mar haddaanay jirin buugaag badan oo ku qoran afka soomaaligu, waxa aan la yaab ahayn in buug kasta oo

Read more...

BAADI-SOOC: Faalleynta dhiganaha Maansada Axmed Aw Geeddi iyo Hormaynta Khaalid Qodax – W/Q. Sayid Yusuf

Beryahan danbe waxa aad mooddaa in buugaagtii ku qornayd afsoomaaligu ay soo badatay. Kollay fari kama qodna'e, bal aan wax yar ka idhaahdo buug aan maalmahanba jeclaa in aan eray ka idhaahdo. Buugga la magacbaxay BAADI-SOOC, waxa lagu soo ururiyey,

Read more...

GORFEYN: Buugga “Halgan iyo Hagardaamo” ee uu Qoray Kornayl Cabdillaahi Yuusuf Axmed

Bismillaahi al-Raxmaani al-Raxiim – HORDHAC:

Buugga aan qalinka u qaatay waa buug dhawaan soo baxay, oo uu qoray Kornaylka dhulka soomaalidu degto laga yaqaan, Cabdilaahi Yuusuf Axmed.

Read more...

WEEDHSAN MAGAZINE - Download Free

Weedhsan Issue 5

Weedhsan Magazine Issue 2

Who's Online

We have 56 guests and no members online

Find us on Youtube
Find us on Facebook
Follow Us