Get Adobe Flash player

 

 

MAANSO: Dardaaran! – W/T. Cabdiraxiin Hilowle

Maansadan Dardaaran waa Maanso waano iyo waayosheeg ah, waa maanso farriin ah oo la hadlaysa guud ahaan dadka Soomaaliyeed oo dhan, Madax iyo shacab, Mudane iyo Marwo, Waa maanso aan is idhi waxay

Read more...

GABAY: Qowm-Aakhiraad: W/T. Maxamed Cilmi Dhicisow

Qowm Aakhiraad” waa gabay ka hadlaya duul dunida u jooga inay Aadanaha u diraan Aakhiro, oo ay dilaan, qarxiyaan, qixiyaan, qafaashaan ama ay qoorta gooyaan, 

Read more...

MASAYR: Maanso cusub iyo Maansoyahanka Siciid Gahayr

Halabuurka Siciid Maxamuud Gahayr oo faahfaahin kooban ka bixinaya tixdiisan cusubi waxa uu yidhi: “Tixdan Masayr waxa ay soo baxday 20/Disember/2012-ka oo aan ku

Read more...

JIIFTO: Dhool Bari – W/T. Cali Ileeye

“Dib maxaa idiin celinayoo, hore idiin diiday; Mar uun maad ku dayataan khalqiga, libinta doonaaya!” – Xaaji Aadan Af-Qallooc – Qof kasta oo si dhab ah u fiiriya waayaha degellada iyo dadka Soomaaliyeed – waa marka uu iska feyddo daaha

Read more...

CAAQIL: Maanso uu Curiyay Halabuurka Khaalid Kileesh

Bismilaah, waxa laga wada warqabaa dhalinta yaacaysa ee dhib iyo diihaal iyaga oon midna qabin bad iyo beriba ku ciilan ee rag iyo dumarba tahriibku gumaaday.

Read more...

Qormo Muhiim u ah inaad Fahamto SUUGAANTA - W/Q. Siciid Gahayr

Waa taxane aynu ka soo minguurinnay buugga CULUUMTA MAANSADA ee aan qorihiisa ahay oo lagu daabacay dalka Sweden sannadkan 2012-ka. Qormadan waxa aynu ku eegi doonnnaa Qeexidda Suugaanta iyo Qaybaha Afka

Read more...

Weedhsan Magazine: Download Free

.