Maxaad ka og tahay Sirta ku jirta Tirada 7? – W/Q. Maxamed Faarax
Marka aad eegto ama aad u fiirsato xikmadda ku jirta tirada Toddoba (7) waxay ku tusinaysaa tiradani inay mucjiso ku gedaaman tahay iyo xikmad Rabbaaniya
tusaale ahaan haddaanu u soo qaadano xikmadaha ku jira tirada Toddoba (7) waxaynu odhan karnaa waa sidan:-
Cibaadada
1. Ma ogtahay in Qur’aanka lagu sheegay (7) sabuul.
2. Ma ogtahay in qur’aanka lagu sheegay (7) sac.
3. Ma ogtahay in quraanka lagu sheegay (7) malag “Jibriil ,Makahiil,Israafiil ,Rudwaan ,Maa’lik ,Mu’kar,Ma’kiiyr”
4. Ma ogtahay in quraanka lagu sheegay (7) Cadaabood “Jahanama, Jaxiima, Saciira , Saqara ,Sam-hariira ,Xudama ,Haawiya”
5. Ma ogtahay in qur’aanka lagu sheegay (7) Jano “Fardowsa,Cadni,Naciima,Mawa,Rowda,Riyad,….”
6. Ma ogtahay in quraanka lagu sheegay (7) samo
7. Ma ogtahay in qur’aanka uu yahay (7) jalaad (Dhawaaq)
8. Ma ogtahay in Alle kaa xaaraatinimeeyey inaad guursato (7) dumar ah “ Mushrikada,Gabadhaada hadii aad furtay sadddxdii dalaaqadood, Afar dumar ah hadaad qabtid ta-shanaad, Gabadha Nin kale uu qabo, Gabadha aan cadad bixin, Gabadhaadu inantay wadatay, laba dumar ah oo wallaalo ah isku mar inaad guursato”
9. Ma ogtahay in Alle kaa xaaraatinimeeyey guurka (7) dumar oo ka mid ah qoyskaaga “Hooyadaa ,Walaashaa,Habaryartaa,Edadaa,Walaashaa xaga-hooyo,Walaashaa xaga-aabo,Inanta naaska wada jaqdeen”
10. Ma ogtahay in Alle kaa xaaraatinimeeyey guurka (7) dumar oo kamid ah Ehelkaaga “ Inantaada, Inanta inankaagu dhalay,Inanta ay inantaadu dhashay, , Ayeydaa xaga aabo, Ayeydaa xaga hooyo ,Inanta aad abtiga u tahay, inanta aad adeerka u tahay,”
11. Ma ogtahay in Alle kaa xaaraatinimeeyey guurka (7) dumar oo ka mid ah Qaraabadaada “ Sodohdaa, Gabadha inankaagu qabo, Inaadeertaa, habar-wadaagtaa, Aayadaa aabo, gabadhaada habar-yarteed, gabdhaada Ededeed,
12. Ma ogtahay in salaada ciida la aqriyo takbiirta (7) jeer.
13. Ma ogtahay xajka marka la dawaafayo lagu wareego (7) jeer.
14. Ma ogtahay in buurta safwa orod lagu maro (7) jeer.
15. Ma ogtahay marka dhagax- tuurashada ay tahay (7) jeer....
16. Ma ogtahay in ilmaha lagu amro salaadaiyo Tarbiyada marka ay gaadhaan (7) jir.
17. ma ogtahay in marka uu ilmu dhasho loo wanqalo maalinta (7) aad
18. Ma ogtahay in jireen mucjisooyinkii ugu weynaa ay ahaayeeny (7) Mucjiso (Nabi adan, Xawa, Nabi Ciise, Ushii nabi Muse, Hashii reer Tamuud, Wankii Nabi Ismaciil, iyo dhalinyaradii Yoomul kaaf)
19. Ma ogtahay in qur’aanka lagu sheegay (7) nin “Abiilahab ,Qaaruun ,Haaman ,Saamiri ,Fircoon ,Aasar ,Nabruud”
20. Ma Ogtahay in gabadha Waligeedu yahay (7) qof, aabaheed, Wallaalkeed, wallaalkeeda xagga aabo, Wallaakeed xagga hooyo, awowgeed, Abtigeed iyo Inan ay dhashay (Haddii uu jiro)
Cimilada iyo Deegaanka
21. Ma ogtahay in qaaradaha dunida ay yihiin (7) qaaradood
22. Ma ogtahay in dhulku uu yahay (7) arlo
23. Ma ogtahay in badaha ay yihiin (7) badood (Pacifica an ,Atlantic Ocean,Black sea,Red sea,Meditareine sea,Cranbian sea,Indian Ocean)
24. Ma ogtahay in Ciidu ka kooban tahay (7) Ciidood (Sands,Cemet,Paints,Hematite’ metal,Uranium,Calcium carbonate,Orum;Gold’)
25. Ma ogtahay in Macdamaha dhagaxaantu` ka kooban yahay (7) Dhagax Gum Stones“Ruby ,Diamond,Blue panel,Green panel,Amoral,Topaz,sphere”
26. Ma ogtahay Dhagaxu ka kooban yahay (7) Nooc “Quarts ( sand),Halite (Cusbo), Calcite(nurad), Gypsum(Dhagax), Pyrite(Bir),Diayone(carbon),Feldspar”
27. Ma ogtahay in dabayshu ka kooban tahay (7) dabaylood “Flurries (fore),Scattered tunder storm(dufan), Humid air (dhado), Cooler air(dhaxan),Muggy air(ceeryaan),Dry -air(dheel),Sunny air(hanfi)”
28. Ma ogtahay in Roobku ka kooban yahay (7) Nooc (Rain,Trace rain,Shower(mayey),Tunder and storm rain(mahigan),Haze /hail,Snow-rain,Snow-shower)
29. Ma ogtahay in midabada qaanso roobaadka ay yihiin (7) midab.
30. Ma ogtahay maalmaha Todobaadku in ay yihiin (7) maalmood.
31. Ma ogtahay maalmaha todobaadku in ay leeyihiin (7) Astaamood “ Maanta, Ba’ri, Shalay, Doraad,Sahandanbe,Saakuun,Sidataal”
32. Ma ogtahay in ay jiraan (7) Midab
Todobada Meeraha
33. Ma ogtahay akhristow in dayaxa uu sameeyo bishii (7) wareeg.
34. Ma ogtahay in meeraha inta la arki karaa ay tahay (7) (Sun, Moon, Mercury, Venus, Mars, Jupiter and Saturn).
35. Ma ogtahay in dayaxa-xiliyada Guga uu marro (7) God ee Raqaha.
36. Ma ogtahay in dayaxa-xiliyada Xagaa uu marro (7) God ee Dirir-sagaalood.
37. Ma ogtahay in dayaxa-xiliyada Deyrta uu marro (7) God ee Daalalo.
38. Ma ogtahay in dayaxa-xiliyada Jiilaalka uu marro (7) God ee Cirir.
Todobada Cibaadada iyo Dhaqanka
39. Ma ogtahay akhristow in lamaaha is guursada ay (7) galaan
40. Ma ogtahay in dhaqanka carabtu ay u bixiyaan ilmaha ku dhasha mucjisada (7) Sabca
41. Ma ogtahay in aduunka ay jiraa (7) Diimood “Buddhism , Christianity,Islam,Confucianism/Taoism Chins Religious ,Judaism (Jewish People),Shinto’s (Japans Religious),Hinduism”
42. Ma ogtahay in ay leeyihiin Diimahaasi (7) Macbad“Temple’s,Charge,Mosque,synagogues,Monasteries, iec”
43. Ma ogtahay in ay leeyihiin Diimahaasi (7) luuqadood
44. Ma ogtahay in ay leeyihiin Diimahaasi (7) Calaamadood“Wheel of the law,Latin cross,Star and crescent,ying-yong,Star of David,Tar tin-gate way,Om-or Barahma-Atam hindu”
45. Ma ogtahay in dhawaaqa qalab ciyaareedku(Music) ka kooban yahay (7) cod “'do', 're', 'me', 'fa', 'so', 'la' and 'te'.
46. Ma ogtahay in ka hor curashada Guga inuu da’o Roobka Todobka la yidhaa (7) maalmood
Todobada Meertada Nolosha
47. Ma ogtahay in Midabada Wajiyada dadku ka kooban yihiin (7) Nooc “Negero,Semetic,Mulato, Indo-European, Hemi tic, Red-indians,Asiatic.)
48. Ma ogtahay Gacmaha Dadku inay yihiin(7) Nooc “Philosophical Hand, Primary Hand,Square Hand, Spatulate Hand, Psychic Hand, Conical Hand, Mixed Hand”
49. Ma ogtahay Gacmaha Dadku inay leeyihiin (7) Xariiqood “Head-line,Heart-line,Life-line,Health-line,Fate-line,Fame-line,Money-line”
50. Ma ogtahay Tayada Xarriiq kasta ee Gacmaha Dadku inay yihiin (7) Nooc
51. Ma ogtahay in makaanka dhererkiisu yahay (7) cm
52. Ma ogtahay in Makaanku u Ooyo inuu uuraysto (7) Cisho
53. Ma ogtahay in ilmaha ishinkiisu u buuxsamin uu ku dhasho (7) bilood
54. Ma ogtahay akhristow taabasha eyga la meyro (7) jeer.
55. Ma ogtahay in Dadku maskaxda badani ay leeyihiin (7) arimood “focus faculty ,image faculty, dark faculty,time faculty ,motive faculty ,I-Am faculty and Light faculty”
56. Ma ogtahay in Qiimeynta pH-ka sida caadiga ah waxa u dhaxeeya ku noqoshada acidity and alkalinity waa (7).
57. Ma ogtahay in lafaha aadamuhu u qayb-samaan (7) qaab “Spine and Vertebral column(26),Cranium(8),Face (14), Hyoid bone, sternum and Ribs(26),Upper extremities(70), Lower extremities(62)”
Todobada Dhirta
58. Ma ogtahay Dawooyinka Dhirta ee ugu qaalisani ay yihiin (7) Geed “Toon, Xabaasuud,Xildiid,Sinjibiil,Fil-fil,Shanfax, Saliid seed,
Mr. Maxamed Farax Axmed
Email: Mrgpublichealth@hotmail.com
Tell: 4426743
© Weedhsan Corporation











